Xildhibaan Mahad Salaad oo jawaab ka bixiyay go’aankii Golaha Wasiirrada (Dhegeyso)

0

Xildhibaan Mahad Salaad oo qeyb ka ah Mas’uuliyiinta lala xiriiriyay Heshiis horay loola galay Dowladda Itoobiya ayaa sheegay ineysan waxba ka jirin Heshiiska lagu sheegay inuu la galay Itoobiya oo ku aadan maxaabiis isweydaarsiga.

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Itoobiya iyo kuwo ka socda Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Liyuu Boolis ay ka wada hadleen amniga deegaanada lagu dagaalamay iyo xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya.

Wuxuu meesha ka saaray Mahad Salaad iney jiraan Heshiis kale oo quseeya arimaha ONLF ay la gaareen Itoobiya marka laga reebo heshiis beelo dagaalamay oo Jig jiga lagu gaaray.

HOOS KA DHEGEYSO

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here