Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

0

Faahfaahin dheeraad ah iyo muuqaalo ayaa laga helay qarax goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa lala beegsaday Hotalka Weheliye ee magaalada Muqdisho, waxaana gaari laga buuxiyay waxyaaba ha qarxa la dhigay meel u dhow Hotelka, halkaasoo uu qarxay.

Qasaaraha ayaa sii kordhaya, waxaana la sheegay inay qaraxa ku dhintay qof iyo 5 kalena dhaawacyo kasoo gaareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here