Cabdikariin Guuleed: ” Heshiiskii aan la galnay DDSI wuxuu ahaa mid heer maamul ah” (Dhegeyso)

0

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go’aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Federaalka Ethiopia ku heshiiyeen in ay si wada jir ah isaga kaashadaan la dagaallanka nabad-diidka iyo argagixisada si loo xaqiijiyo sugidda amniga iyo xasilloonida labada dal.

HOOS KA DHEGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here