Nabaddoon caan ah oo Muqdisho lagu dilay

0

Kooxo hubeysan ayaa caawa masaajid ku yaala degmada Dharkeynleey ku dilay Nabadoon Geedi Maxamuud Axmed (Geedi Firdhiye) oo ka mid ahaa nabadoonada caanka ah degmada Dharkeynleey.

Nabadoonka ayaa la dilay isaga oo u socday masaajidka MUSCAD waqtigii salad cishaha.

Kooxihii dilkaa geeystay ayaa la sheegayaa in ay isaga baxay goobtii at dilka ka geysteen.

Nabadoon Geedi Firdhiyey ayaa wuxuu ka mia ahaa asaasayaashii deegaanka GARSBAALEEY.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here