Al-shabaab oo mar kale weerartay Mukjhtaar Roobow

0
Sheikh Muktar Robow Abuu Mansuur, a senior official of the Al-Shabaab group, walks along the frontline, north of Mogadishu, June 29, 2010. REUTERS/Omar Faruk (SOMALIA - Tags: POLITICS CIVIL UNREST)

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab weerar rogaal celis ah ku qaadeen saldhiga Mukhtaar Rooboow kaddib dagaalkii cuslaa ee dhacay Arbacadii oo dib loogu soo riixay Al-shabaab.

Wararka naga soo gaaraya degmada Xuddur oo ay hoostagaan deegaannada lagu dagaalamayo ayaa sheegaya in Al-shabaab dagaalamayaal badan keeneen deegaanka, iyaga oo mar kale maanta weerar ku qaaday maleeshiyaadka Mukhtaar Rooboow.

Lama oga in dagaalkan danbe qeyb ka yihiin ciidamada maamulka Koonfur galbeed oo gurmad u diray deegaannada lagu dagaalamayo si ay garab u siiyaan Mukhtaar Rooboow oo dhowr sano ka hor ka goostay Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here