Milkilaha Facebook oo ka qeybgalay casho ay u sammeysay Soomaalida Minnesota

0

Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah Soomaalida halkaas ku nool.

Zuckerberg, ayaa u mahad-celiyey Soomaalidii afurka ku casuumtay, wuxuuna sheegay inuu aad ula dhacay kartida iyo dhiiranaanta ay ku doonayaan in meel aysan aqoon ay dalkooda cusub uga dhigtaan.

Waxa uu sheegay in qofka qaxootiga ah uusan lahayn ikhtiyaar uu ku doorto dalka uu ku noolaanayo, sida ku sheegay farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook.

Waxa uu sheegay in qofka qaxootiga ah uusan lahayn ikhtiyaar uu ku doorto dalka uu ku noolaanayo, sida ku sheegay farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook.

Tonight I had my first Iftar dinner with a group of Somali refugees in Minneapolis.As a refugee, you often don't get…

Posted by Mark Zuckerberg on Thursday, June 22, 2017

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here