Farmaajo oo si qarsoodi ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho- VIDEO

0

Daawo madaxweyne Farmaajo oo maqribnimii ka soo degay Muqdisho. Inta badan Farmaajo lama soo dhoweeyo.

Muuqaalkan waxaa duubay weriye C/risaaq Catoosh mar ay si kedis ah isku mar uga soo wada degeen Garoonka Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here