Mid ka mida gacan-yareyaasha Farmaajo oo weerar ku qaaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta [Akhriso]

0

Mid ka mid gacan-yareysaashii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa weerar dhinaca baraha bulshada ah ku qaaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta.Gacan-yarehan oo lagu magacaabo Cali Yare oo aah wax xil ah ka heynin madaxtooyada ayaa si xun u fasiray war uu bartiisa Facebook soo dhigay wasiirka warfaafinta Eng. C/raxmaan Yariisow, qoraalkaas oo ahaa: inuu qarax weyn ka dhacay magaalada.

Cali Yare oo hore looga bartay inuu si weyn u buunbuuniyo qaraxyada iy amaandarrada Muqdisho xiligii dowladii hore ayaa wasiirka cusub ee warfaafinta ku eedeeyay inuu gudbinayo farriinta Alshabaab marka uu so qorayo QARAX WEYN, wuxuuna kula taliyay inuu QARAX isaga gaabsado.

Waxaa muuqata in ninkii hore ugu farxi jiray qaraxyada Muqdisho isagoo ku xumeyanaya madaxweyne xil haya ay hadda dhibeyso inuu qaraxyada dhacaya runta laga sheego. Waxayna noqotay arrin dad badan soo jiidatay.

Isha: Goobjooge.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here