DHAGEYSO: Ururka Ahlusunna oo Magacaabay Gudoomiyeyaal Cusub

0

Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe ayaa Gudoomiyeyaal u magacaabay degmooyin ka mid ah gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Ahlusunna ayaa lagu magacaabay Gudoomiyeyaasha degmooyinka Matabaan oo Hiiraan ah , Guriceel iyo Dhuusamareeb oo Galgaduud ah. Sidoo kale Madaxweynaha maamulkaasi ayaa magacaabay Gudoomiye ku xigeenada degmooyinkaasi. Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe
Source: Radio Risaala

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here