Qarax ka dhacay Caawa Magaalada Kismaayo

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobollada Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax uu caawa ka dhacay magaaladaas.

Wararku waxay intaas ku darayaan in qaraxa uu ka dhashay bambo gacmeed lagu tuuray guriga wasiirka Caafimaadka Jubbaland Xasan Dheere. Lama soo sheegin illaa iyo haatan cid wax ku noqotay qaraxaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here