Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo ka warbixiyay sida doorashooyinka u dhici doonaan -VIDEO

0

Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka Avv. Cumar Dhegeey ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxaa uu ku faahfaahiyay qaabka ay u dhici doonaan doorashooyinka bilaha soo socda ka dhici doona Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO